Can Feda Af Somali

    44
    Not rated yet!

    Can Feda

    Drama, War

    Overview

    Metadata
    Director Çağatay Tosun
    Runtime
    Release Date 6 April 2018
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images

    OPEN

    YOU MAY ALSO LIKE

    Loading...
    SHARE

    44 COMMENTS

    1. Asc dhaman waa salaaman tihii fanproj waxaan rabnaa can feda caawo inaan daawano waa film turki ah waa burak ama kemal waa codsi caawa noo soo daaya waa jimco insha allah waan idin ka sugeena

    2. asc dhaman mamulayasha f4u movies salan ka dhib waxan idinka codsanayaa in aad nosho badisan filimada turkiga sida soz, savasci, iyo sungurlar, ikipir thnks

    3. Bisha 1 ayaad noo xayaysiiseen maantana waa 9 views badanna waad ka heesh 2 badiini website ba waad ka xayeysiiseen ee ciyarta naga dhaafa fanproj

    4. Fanproj waxaad noqoteen beenloyaashin
      Waayo maalin daa’iin arbaco ah waxaa Nabarteen
      Filamka cusub inaa so dhigtiin cawa ne waa waxa so galooso qamiis sidaan xaq miaa

    5. Fanproj no soo siida ma midka xun ataad noogu xumeynetsaan anakoo rageriinita ayaa idinka codsaneyna filmkaad soo deyseen film maaha ee anaku can feda ayaan ku heysanaa ee soo sii daaya please one love fanproj

    6. waan idin slamay nio asxabta fanproj wxan idinka codsayaa inaad noo soo turjumtaan filimkii pearl harpor ee mareykan iyo shiinaha ee dagalkii labaad ee aduunka mahdsanidi

    7. Azxpta mahayno waxaan Hindi ahayn soodaaya flimada shirkada MORVEL xagaaaaa xooga saara soonadaaaa flimka hadaad awoodaaan flimka AVENGERS 4

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here