John Wick 2 Af Somali

    53

    OPEN

    YOU MAY ALSO LIKE

    Loading...
    SHARE

    53 COMMENTS

    1. Wllo codziugeygu waa sicario qeybihiisa 1iyo 2
      Noo tarjuuma idinku .codkiina habeyntiina waa khatar cid idin gaari meyso wllo hadii ad aragtaan massegkeyga wllo tix galiya

    2. asc uga horeyn bahda f4umovies wad mahadsantihin sida ad inogu fasirtan flimada noca udambeyayay waxana idinka codsan laha inad ino fasirtan john wicky part two iyo three isbucyada so socda

    3. Asc bahda dadihisa f4u wan ku qanacsan nahay filimaanta aad no so daysan Wana Ku wo xul ah hanqdena kuwo cusub ama kuwo hore plz ha uracina dadka sida qaldan uhadlayo wayo waxbo kama yaqanan filim marka go aankina kusocda mahadsanidiin

    4. Asc asxaabta qaaliga ah Fanprojproduction
      Fadlan wakhti bil ah ayaa kasoo wareegau wakhtiga aad soo galiseen ee fadlan nosoo daya

      Talana yar ayaan idin soo jedinaya wll
      Filmka marka aad soo galisaan hadaynaan soo dayn after two days
      Haba soo galinina postcardka waayo waan kusoo lugo naa

    5. Sidaan idin sugeyney wn daalnay dhamaan kuwa filimada fasira wxn ujeclahay fanproj sidaas oo ay thy filimada wd nagala soo daahdii idinkoo mhdsn noo soo dadajiya filimada any way mahadsanidiin.

    6. F4u fanproj fadlan flimkan maxaa loogu dhagay maa inosoodaysaan hadaa haysaan fadlan
      Waa kumahadsantihiin sida habsamida leh ee inoogu dadashaan had iyo jeer

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here