Kaaviyyan Af Somali

    42
    Not rated yet!

    Kaaviyyan

    Thriller, Action

    20191 h 56 min
    Overview

    Akilan Vishwanathan, an Indian cop known for his intellectual mind, chases the culprit involved in a multiple kidnapping and murder in Las Vegas. Will he be able to succeed?

    Metadata
    Runtime 1 h 56 min
    Release Date 18 October 2019
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images

    OPEN

     

    YOU MAY ALSO LIKE

    Loading...
    SHARE

    42 COMMENTS

    1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. maxaa idin dhibay marka lAsoo galiyo uun arka kadibna daawada hadalka badan iska daayo MA FAHMINOOOOOOO

    2. neo lacagta ayaa u kordheyso markastoo lagu soo noq noqda bage kooda intaas ayey doonaayaan lagayaabaa inay haayaan filmka dhamaystirean

    3. fanproj booqasho ayay ku raadinaysa marin habaabiska page views ka si uu bato ayay redirect kolba websiteyadooda ugu sameynayan, marka ku caawiya dhanka booqashada oo qofkiiba 100 jeer fanproj.com hayara booqdo maalintii mobiladiina markaas lacag badaaan bay google ka helayan filmaantana idinkuma silcin doonan maalin kasta way soo galin doonan filmaan badan ayay hayaan. oo Muqdisho cable tv ay u turjumeen iyo tv yo badan, markaa wax fahma meesha ganacsi ayaa ka socda……………

    4. fanproj sidan wax kabadala film kan daraad buu soo baxay studioga waad ka iibiseen lkn dadka kuxiran websiteka maad usoo deysaan film mar hore aad so saarteen baad nagu ciil cileysaan uf dheh

    5. bahda fanproj weli codsigii lanooma tixgelin wxaanu idinka codsaneyn inaad nosoo turjumtaan filimkii pearl Harpor ee mareykanka lagu jabiyey fadlan waa iga codsi igusoo jawab celiya

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here