Security Af Somali

    38
    Not rated yet!

    Security

    Action, Thriller, Crime

    20171 h 27 min
    Overview

    Security Af Somali, An ex-special services veteran, down on his luck and desperate for work, takes a job as a security guard at a run-down mall in a rough area of town. On his first night on the job, he opens the door to a distraught and desperate young girl who has fled the hijacking of a Police motorcade that was transporting her to testify as a witness in a trial. Hot on her heels is the psychopathic hijacker and his team of henchmen, who will stop at nothing to extract and eliminate the witness.

    Metadata
    Director Alain Desrochers
    Runtime 1 h 27 min
    Release Date 4 March 2017
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images

    OPEN


    YOU MAY ALSO LIKE

    Loading...
    SHARE

    38 COMMENTS

    1. Fanproj plz hadii aad codsigena no tixgalinesaan Waxaad no so badisaan Filimada Marekanka Iyo kuwa sirdonada iyo kuwa Secuity waana codsi wepka F4umovies dhoor bil wax filimo marekan ma so dhigin marka ino so badiya

    2. F4u fadlan waxaan idinka codsanenaa in aad no so badisaan filimada marekanka idinko rali ah sida filimada hindiga aad no so badisaan ino so badiya filimada marekanka iyo kuwa sirdonada

    3. Waar waysoo daynayan e dhanka turjumafa iyaga ugu haysta ader haday sanad dhan haystaan waanu sugaynaa , f4u idinkuna bal lasoo yara dhakhsada macmiilka hore ayaa loo diraa e .
      Mahadsanidiin .

      • kkkkkkkkkk sxb wlh shirikada fanproj xaqiiqdii waxaan dhihi karaa waa shirkada ugu weyn ee aan lenahay xaga filimada wana la dhacay

    4. Ugu horayn aad baad u mahadsantiihiin bahda fanproj asxbey filimkaan noola soon dhakhsada in dhowayd wax maraykan ah ma arage talabaad filimada maraykanka ah ee sirdoonka ama securitiga noosoo badiya mahadsanidin dhamaan inta ka hawl gasha shirkada fanproj

    5. Wxd tihiin dad utaagan in ay madadaaliyaan dhalin iyo duqowsho soomaliyeed, run ahantaa ma aqaan wax aan idinku mahad celino,,
      Dhamaan dadka ka qeyb qaato in ay tarjumaan filimada iyo musalsalkaba wxn leyhy jiroo jooga si kal iyo laab ayan idiin jclhy noolaada inbadan wana idinku faana

    6. AAd iyo aad bad umahadsan tihiin habenkan filin marehkana securt ama sirdoo ka wanu qanacsan nahey fadlan noso badaya filimanta mareykanka ah

    7. f4u iyo fanproj waxaa inkaaga mahadcelinaa sida qurux badan aad filim kaan nuugu soo gudbiseen sidoo kale waxaa u mahad celinaa actorada sida qurxoon inuugu turjumay run ahaantii wuu iiga duwanaa movies yadii hore midkan keep going mahadsanidiin

    8. Filimaan badan noo soo galliya maraykanka walaalayaal waad mahadsan tihiin.
      ❤❤❤❤❤❤❤ waan iddiin jeclahay❤

    9. Filimanta ugu fudud waa catoons iyo action iyo love sido kle filimaanta americaankaanka zxpyaal waxaa inooso turjumtaan filinkan aan idiin sheegi doono lacag badan ku helaysaan filmka waxa ladhaaha american pie waa mzt my name hd porpcorn ayaad ka helaysaan fiilmkaas zxp

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.